Siyaasada Rarida

Waad ku Mahadsantay inaad soo Booqatay Suuqa Wayn ee KoobSade ood Ka adeegatay ama ka adeegan rabto hada. Hoosta waxaan kuugu soo Gudbinaynaa Shuruudaha iyo Siyaasada ku saabsan Rarida Alaabta aad ka iibsanayso KoobSade.

Siyaasada Rarida Rarida Gudaha Dalka Somalia iyo Somaliland.

Waqtiga Diyaarinta Rarida

Dhamaan Dalabaadka Waxa lagu Rarayaa laba Cisho Gudahood oonay ku jirin Maalmaha Fasaxa ah.

Alaabta Macmiilka Hargaysa Joogaa kadalbado Meheradaha ku yaala hargaysa, wuxuu Macmiilku ku helayaa alaabtaa ugu badnaan 48 saacadood gudahood.

Dhamaan Alaabaha loo rarayo magaalooyinka kale een hargaysa ahayn waxay qaadan doonaan ilaa 7 cisho ugu badnaan in macmiilku alaabta ku helo.

Haday ay dhacdo in dalabaadku aad u badan yihiin Macmiilkuna aanu helin alaabtiisa wakhtigii loogu talo galay, Fadlan noo ogolow ayaamo kooban si alaabtaagu kuugu timaado. Hadii dib dhac ku yimaado wakhtigii aad alaabta heli lahayd, waxaan kuu soo diri iimayl ama toos ayaan kuu soo wici doonaa.

Qiimaha rarida iyo Qiyaasta Waqtiga

Qiimaha rarida dalabkaaga waxaad ku xisaabin kartaa ood ku arki doontaa markaad tagto Salada aad alaabta ku ridatay (cart page ama Checkout) hadii alaabtu aanay free ahayn raristeedu.

Xaqiijinta rarida iyo lasocodka alaabtaada

Waxaad heli doontaa iimayl marka alaabtaada la raro waxaanad kala socon kartaa Alaabtaadu kolba halkay marayso gudaha websaytka koobsade.com adigoo galin doona tixraaca dalabkaaga.

Cashuuraha kala duwan

KoobSade Masuul kama noqon doono dhamaan Cashuuraha kala duwan ee alaabtaada haday noqoto kahor ama kadib dalabkaaga.

Siyaasada Rarida Alaabta Dibada Ka imanaysa ama loo dirayo.

Hada Waxaan alaabta u raraynaa oo kaliyaata Somalia iyo Somaliland Gudahahooga.

Main Menu